Guddoonka labada Aqal ee BFS oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane SheEkh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa ku xigeen ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare Kulan Kula qaatay guddoonka Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeennadiisa.

Kulanka oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa wada shaqeynta labada gole ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here