Hanti-dhowrka qaranka oo kulan gaar ah la yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub

0

Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaallada socda ee ku aaddan dib-u-habaynta maamulka maaraynta Maaliyadda iyo dowlad Wanaagga dalka, iyo sidoo kale taageerada farsamo ee Midowga Yurub uu siiyo Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here