Hantidhawrka Qaranka oo soo bandhigay warbixinnada baarista ee 2021

0

MUQDISHO (SMN) – Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye ayaa maanta soo bandhigay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2021, taas oo ka kooban dhowr bog.

1. Warbixinta Baarista Maaliyadeed (Xisaab-xirka DFS)
2. Warbixinta U Hoggaansanaanta Sharciga
3. Warbixinta Daahfurnaanta, Isla-xisaabtanka iyo U-dhammaanshaha Iibka la xiriira COVID-19.
4. Warbixinta Dib-u-eegista Habraaca Xukuumadda ee Mashaariic Hay’adaha Caalmiga
5. Warbixinta Baarista Nidaamka Maaraynta Xogta Maaliyadda Soomaaliya (SFMIS)

Warbixinnada oo dhammaytiran halkan hoose ka aqriso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here