ICJ oo dhinac u rideyso dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya

0

HAGUE (SMN) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee ICJ ayaa maanta waxa ay maanta dhinac u rideysaa dacwadda Badda ee Soomaaliya u gudbisay todobo sano kahor, kaddib markii Kenya ay sheegatay biyahaas.

4:00pm (4-ta Galabnimo) xiliga geeska Afrika ayay Maxkamaddu si toos ah usoo gudbin doontaa natiijada kasoo baxday, keliya waxaa hoolka ku sugan Mas’uuliyiinta Soomaalida halka kenya ay diiday tagida Hoolka.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya aad ugu rajo weyn ku guuleysiga kiiskan oo soo billowday bishii August ee sanadkii 2014-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here