Ilhaan Cumar oo markale guul ka gaartay doorashada dalka Mareykanka

0

WASHINGTON (SMN) – Ilhaan Cumar iyo ugu yaran illaa saddex musharax oo kale oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada horudhaca ah xisbiga Dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota, kaddib markii ay ka soo adkaadeen musharraxiintii kale ee la tartamayay.

Ilhaan Cumar iyo saddexda xubnood ee kale ayaa haatan isku diyarinaya doorasho ay kaga hortayaan xybnaha xisbiga kale ee Jamhuuriga.

Senator Cumar Faatax ayaa dib u helay kalsoonida xisbigiisa. Zainab Mohamed ayaa iyana kusoo baxday doorashadii kurisga Aqalka sare ee Gobolka Minnesota, halka Samakaab Hussein uu iska ku guuleystay doorashada tartanka xildhibaan Aqalka hoose ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here