Isimada Puntland oo go’aan xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Boosaaso

0

BOOSAASO (SMN) – Qaar ka mid ah Shan kamid ah Isimada Dhaqanka ee Puntland ayaa xalay go’aan ka kooban ka kooban lix qodob ka soo saaray xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso ee u dhexeyso Puntland iyo PSF.

Isimada ayaa soo jeediyey in Genaral Maxamuud Cismaan Diyaano loo daayo xilka agaasimaha Hay’adda PSF, si loo soo afjaro xiisadda taagan.

Sidoo kale Isimada Dhaqanka ayaa ku baaqay in Puntland ka laabato heshiiskii Dekedda Boosaaso ee DP World, iyaga oo shaacisay in aysan weli horumar ka sameyn dekedda.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here