Itoobiya oo raalli-gelin buuxda siisay dowladda federaalka Soomaaliya

0

ADDIS ABABA (SMN) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku caddeysay in warbixintii laga sii daayay Telefishinka ETV aanu matalin siyaasadda dowladda Itoobiya.

Warbixinta ayaa si toos ah loogu weeraray dowladda federaalka ah, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib loo soo doortay 15-kii May.

“Nuxurka barnaamijku ma matalo siyaasadda dowladda Itoobiya waa mid aan waafaqsanayn xiriirka labada dowladood” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here