K/ Galbeed oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay 11-ka kursi ee ugu horreysa doorashada Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda la dooran doono.

Gudddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa goordhaw shaacin doona in loo soo gudbiyay liiska xubnahaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here