K/ Galbeed oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Guddiga ayaa ku dhawaaqay in doorashada kuraastan la qaban doono 18-ka bishan oo ku beegan maalinta Talaadada ah ee soo socota.

Kuraasta la shaaciyey ayaa kala ah HOP, 184, HOP, 85, HOP, 156, HOP 176 iyo HOP 45, kuwaas oo dhammaantood deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here