Koror ku yimid tirada kiisaska cudurka Covid-19 ee waddanka Shiinaha

0

Ma jirto wax dhimasho ah oo ay Waaxda Caafimaadku shaacisay, hase yeeshee magaalooyinka waaweeyn ayaa la daalaa dhacaya tiro aad u badan oo uu soo ridanayo cudur-sidaha keena xanuunka COVID-19.

Meelaha ugu badan ee kiisaskan cusub laga soo calaamadeeyay ayaa waxaa ka mid ah magaalada koofureed ee Guangzhou iyo magaalada koofurgalbeed dhacda ee Chongqing.

Cudurka COVID-19 ayaa markiisii hore kasoo biloowday magaalada Wuahan ee bartamaha Shiinaha, dhamaadki sannadki 2019-ki, kahor inta uusan ku faafin dunida inteeda kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here