Lafta-Gareen oo Shahaadooyin siiyay Xildhibaanada cusub

0

BAYDHABO [SMN] – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Xildhibaannimo gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka JFS ee ku madali doona KG.

Waxay gaarayeen 77, kuwaasoo isagu jira 69 Gollaha Shacab ah iyo 8 Aqalka Sare, oo dhamaantooda laga doortey maamulka Koonfur Galbeed, kuwaasoo la filayo inay Muqdisho yimaadaan dhawaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here