Sawirro: Madaxweyne Lafta Gareen oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa ka qeyb gali doona shirka Wadatashiga Qaranka ee arimaha doorashooyinka kaa oo uu ku dhawaaqay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Horey waxaa magaalada Muqdisho ugu sugnaa Madaxda Maamul goboleedyada Galmudug, Puntland, Jubaland iyo Hirshabeelle.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here