Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo digniin culus soo saaray

0

MUQDISHO (SMN) -Warqad ka soo baxday Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa looga hadlay lacagaha la siiyo Al-Shabaab, iyadoo uu arrintaas Bangigu ka soo saaray digniin kama dambeys ah.

Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in aan lala macaamili karin Al-Shabaab oo haatan dagaal adag kula jirto dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale maamulka Bangiga Dhexe ayaa ka hadlay dhaqista lacagaha oo haatan kusoo badanaya dalka, wuxuuna shaaciyey inay qaadi doonaan tallaabooyin looga hortegayo.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here