Maamulka degmada Dharkenley oo soo bandhigay koox ciyaal weero ah

0

MUQDISHO (SMN) – Ciidamada ammaanka ee degmada Dharkenley ayaa maanta gacanta kusoo dhigay koox ciyaal weero ah, kadib howlgal ay ka sameeyeen gudaha degmadaasi.

Guddoomiyaha maamulka degmada Dharkenley, Guhaad Sheekh Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhalinyarada lasoo qabtay ay ku wareejin doonaan hay’adaha ku shaqada leh, si looga qaado tallaano adag oo sharciga waafaqsan.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dil wiil dhalinyaro ahaa habeen hore loogu geystay degmada Dharkenley, wuxuuna tilmaamay in marxuumka iyo kooxda dilka ay geysatay ay ka wada tirsanaayeen kooxaha ciyaal weerada ee dhibaatada ka wada magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here