Maamulka G/Banaadir oo kulan ka yeeshay qaadista imtixaanaadka Shahaadiga ah

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas oo uu goob joog ka ahaa taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee Ciidanka boliiska Soomaaliyeed.

Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare iyo dhaxe ayaa dhawaan ka bilaaban doono guud ahaan gobolka Banaadir waxaana uu maamulka ku guda jiraa u diyaargarowga qaadista imtixaanka shaahdiga ah.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir , Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.

uddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas oo uu goob joog ka ahaa taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee Ciidanka boliiska Soomaaliyeed.

Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare iyo dhaxe ayaa dhawaan ka bilaaban doono guud ahaan gobolka Banaadir waxaana uu maamulka ku guda jiraa u diyaargarowga qaadista imtixaanka shaahdiga ah.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir , Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas oo uu goob joog ka ahaa taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee Ciidanka boliiska Soomaaliyeed.

Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare iyo dhaxe ayaa dhawaan ka bilaaban doono guud ahaan gobolka Banaadir waxaana uu maamulka ku guda jiraa u diyaargarowga qaadista imtixaanka shaahdiga ah.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir , Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here