Maamulka gobolka Banaadir oo isfagarad la gaaray hay’adda UNOPS + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa shir guddoomiyay Kulan Laba geesood ah oo dhex maray Gobolka Banaadir, iyo hey’adda UNOPS.

 

Kulankan waxaa goob joog ka ahaa G/ku xigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir mudane Xasan Jimcaale, iyada oo looga hadlay arrimo la xiriira dhismaha kaabayaasha Gobolka Banaadir iyo xoojinta wada shaqeynta UNOPS & Gobolka Banaadir.

Ugu dambeyntii waxaa la isku afgartay in  wadashaqeynta uu saldhigeedu ahaado qorshaha shanta sannadood  ee Gobolka Banaadir & howlaha horumarineed ee Degmooyinka Gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here