Madaxweynaha cusub oo la kulmay Duqa magaalada Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish).

Guddoomiyaha ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray doorashadii uu dhawaan ku soo baxay ee ka dhacday dalka.

Sidoo kale waxaa kulanka ku wehliyay waxgarad iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here