Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Mudug

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (bukhaari).

Wareegto uu soo saaray ayuu sidoo kale ku faray laamaha amniga inay shaqeeyaan guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here