Madaxweynaha Galmudug oo kormeer ku tegay furimaha hore ee dagaalka + Sawirro

0

BAXDO (SMN) – Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maata gaaray Degmada Baxdo oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, isaga oo booqday furimaha hore ee dagaalka.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku aaddan u kuurgelidda arrimaha amniga iyo dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Gobolka Galgaduud ayaa ka mid ah meelaha uu ka socdo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, kaas oo ay horkaceyso dowladda federaalka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here