Madaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay safiirka Mareykanka + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta la kulmay danjiraha dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Larry E. André.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay amniga guud ee Galmudug, howlgalada lagu ka dhanka ah Al-Shabaab iyo taageerada dowladda Mareykanka ee ku aaddan arrimahaas.

Qoor Qoor oo Muqdisho uga qaybgalay shirkii la soo gabagabeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa haatan kulamo ka wada caasimadda, wuxuuna shalay la shiray safiirka Qatar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here