Madaxweynaha HirShabelle oo xil cusub u magacaabay Maxamed Cali Caadle

0

JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maxamed Cali Caadle u Magacaabay La-taliyihiisa arrimaha Siyaasadda.

Caadle ayaa horey u ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee HirShabelle, balse wuxuu xilkaas waayey, markii la shaaciyey golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here