Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Aadan Madoobe + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan kula qaatay gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo guddoomiyaha ayaa iska xog-waraystay xaaladda dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay saameysay abaarta ee ku nool Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here