Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay wafdi ka socday QM + Sawirro

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay Marwa Ghada Eltahir Mudawi Ku xigeenka madaxa arimaha gurmad ee Hay”addaha iyo Hay”adda UNOCHA.

Kulanka oo qaatay Saacado aya aad looga hadlay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadda KGS iyo sidii xalwaara loogu heli lahaa Abaaraha kusoo noq noqday Deegaanadda KGS.

Madaxweyne laftagareen kulanka waxaa ku wehlinayey Xubno ka tirsan Wasiiradda DGKGS, Lataliyaal Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here