Sawirro: Lafta Gareen oo saraakiisha laamaha ammaanka kula kulmay Baraawe

0

BARAAWE (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Laamaha Amniga oo kala hadlay Xoojinta Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada maamulkaasi.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose iyo Duqa Degmada Baraawe.

Lafta Gareen ayaa faray saraakiisha uu la kulmay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaabanaya gobolka Shabeelaha Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here