Madaxweynaha maamulka Galmudug oo gaaray dalka Jabuuti + Sawirro

0

JABUUTI (SMN) – Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta safar gaaba ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti .

Qoor Qoor ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo ku soo dhaweeyay qasriga madaxtooyada.

Jabuuti waxaa haatan ku sugan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo isna maanta gaaray dalkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here