Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiir cusub

0

JOWHAR (SMN) -Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi (Cirro) u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga isaga oo sidoo kale Mudane Axmed Maxamed Tuuryare u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here