Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay Safiirka Denmark

0

KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke.

Kulanka ayaa Lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubaland kuwaas oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xoolaha iyadoo gurmad baaxad leh Jubaland wado kaas oo lagu tageerayo dadka ay dhibaatada abaartu saamaysay.

Sidoo kale waxaa kale oo masuuliyiintu ay wada hadal qoto dheer ka yeesheen arimaha doorashooyinka, gaar ahaan mida Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here