Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Boosaaso + Sawirro

0

BOOSAASO (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

 

Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Boosaaso, Saraakiisha Ciidanka, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Boosaaso.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa kulamo wada-tashi ah ka bilaabi doono magaaladaan oo xarun ganacsi u ah dowlad goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-Ā 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here