Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Uganda + Sawirro

0

Addis Ababa (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa ee caasimadda waddanka Itoobiya.

Farmaajo & Museveni ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga ammiga, dhaqaalaha iyo arrimaha Gobolka,

Sidoo kale waxa ay kulannkooda kusoo qaadeen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la xiriira dagaalka adag ee lagula jiro Al-Shabaab ee ka socda gudaha Soomaaliya

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here