Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyne + Sawirro

0

BELEDWEYNE (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka yimid dhinaca magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne kusoo dhaweeyay Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u kuur-geli doono xaaladda Beledweyne isaga oo sidoo kale kormeer ku tegi doono deegaanada dhawaan laga saaray Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here