Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray ammaanka magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay arrimaha amniga ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay kordheen falalka dhaca iyo dilalka qorsheysan

Madaxweynaha ayaa ku boorriyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada la shaqeeyaan, sharcigana ay garab siiyaan,

Sidoo kale wuxuu boggaadiyey nafhurnimada iyo halganka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo u tagaan xaqiijinta amniga.

“Dadka deggan magaalada Muqdisho waxaan leenahay walaalayaal ciidamada amniga halala shaqeeyo, waxaan leeyahay dib ha isugu noqdaano,” ayuu yiri madaxweyne Xasan.

Hadalkaan ayaa kusoo aadayo, ayada oo indhowaanahaan howlgallo ballaaran ay ka socdeen Muqdisho, kuwaas oo lagula dagaalamyo burcadda & kooxaha ciyaal weerada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here