Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga + Ujeedka

0

RIYADH (SMN) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Carabta iyo Shiinaha, kaas oo looga hadli doono iskaashiga iyo horumarka.

Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo duceedyo la yeelan doono madaxda Boqortooyada Sacuudiga iyo kuwa kale ee ma soo qayb-galayo shirkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here