Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo + Sawirro

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel-gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Garoonka Diyaaradaha Wafdiga Madaxeynaha waxaa ku soo dhoweyey Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay.

Lafta Gareen ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho, isaga oo kulan la yeeshay ra’iisul wasaaraha cusub, Xamza Cabdi Barre iyo madax kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here