Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka Asluunta Puntland

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta ee maamulkaasi.

Deni ayaa ka dhageystay saraakiisha warbixin ku saabsan shaqada socota, gaar ahaan xaaladda xabsiyada iyo maxaabiista.

Sidoo kale wuxuu faray in ay sii dardar-geliyaan shaqada ay bulshada reer Puntland u hayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here