Madaxweyne Deni oo la kulmay madaxda hay’adda Save the Children + Sawirro

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane SAciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa ugu sareeya Hay’adda Save the Children Soomaaliya Maxamuud Maxamed Xasan oo ay weheliyaan masuuliyiinta Hay’adda ee faraca Puntland

Kulanka Madaxweyne Deni iyo madaxa Hay’ada Save the children ayaa looga hadlay dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Hay’adda Badbaadada Caruurtu ka waddo gobolada Puntland.

Sidoo kale waxaa lagu soo hadal qaaday ka qayb-qaadashada gurmadka Abaaraha iyo xoojinta xiriirka wada-shaqaynta Hay’adda iyo Dowladda Puntland.

=DHQMMAAD=

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here