Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo is-weydaarsaday Hambalyada Ciida

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi  Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar,  Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani,  ayaa ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isweydaarsiga hambalyada kaddib u rajeeyay labada dal iyo dhammaan Muslimiinta  horumar iyo barwaaqo inay ku gaaraan sanadkan kiisa kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here