Madaxweyne Farmaajo oo guddi u saaray kiiska Ikraan Tahliil Faarax

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa magacaabay Guddi heer Qaran ah.

Guddigan ayaa waxaa hoggaaminaya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Sidoo kale waxaa guddigan qeyb ka noqon doono saddex xubnood oo ay soo magacaabayaan taliyeyaasha Booliska, Xoogga Dalka iyo Nabad Sugidda Qaranka.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here