Madaxweyne Farmaajo oo kulamo ka wada dalka Itoobiya + Sawirro

0

ADDIS ABABA (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika kulan doceed kula qaatay Madaxweynaha dowladda Saambiya Mudane Hakainde Hichilema.

Labada madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga ku qotoma danaha Labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Saambiya.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa horey ula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo ay ka wada-hadleen iskaashiga ka dhexeeya labada dal iyo arrimo la xiriira gobolka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here