Madaxweynaha HirShabelle oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho + Sawirro

0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho.

Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan labada Gole iyo mas’uuliyiin kale .

Cali Guudlaawe ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Arrimaha doorashooyinka oo lagu wado in maanta oo Sabti ah uu ka furmo Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here