Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir ka daah-furay Garoowe + Sawirro

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Daah-furay Shirka dibu-eegista Mashruuca JPLG iyo Qorshaha Sanadka 2023.

Kulanka oo soconaya mudo Laba Maalmood ah yaa looga hadlayaa guulaha la taaban karo ee laga gaaray Mashruuca Maamul baahinta Puntland (JPLG,) wejigiisa Sadexaad, Caqabadaha jiray iyo Qorshaha  wejiga xiga ee mashruuca.

Shirka oo uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Maamul baahinta Puntland waxa kasoo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha bahwadaagta la ah Mashruuca, Guddoomiyayaasha degmooyinka mashruucu ka socdo, Hay’addaha taageera Maamul baahinta iyo masuuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here