Madaxweyne Lafta Gareen oo kulan la yeeshay wafdi ka socda IOM + Sawirro

0

BAYDHABO (SMN) -Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Maanta Baydhabo soo gaaray.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Arimaha Abaaraha iyo sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa Dadka Danyarta ah ee ku nool guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Sidoo kale kulankam waxaa  ka qeybgalay Wasiiro, Agaasimaha Madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here