Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Cadaado

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed cabdi kaariye ‘Qoor qor’ iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa manta safar dhulka ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Gobolka Gaalgaduud.

Wafdigaasi waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay maamulka degmada odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bushada.

Madaxweynaha ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug halkaasi oo uu malmaha soo socda joogi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here