Madaxweyne Qoor Qoor oo guddoomiyey shirka amniga Galmudug + Sawirro

0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud ee Galmudug oo ay kasoo qeyb galeen saraakiisha Hay’adaha amniga.

Qoor Qoor ayaa warbixin guud ka dhageystay saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida oo ka warbixiyay xaaladda guud ee Amniga

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyntii shirka faray saraakiisha ciidamada inay sii dardar geliyaan dadaalada suggidda amniga iyo la dagaalanka argagaxisada.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here