Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la yeeshay wakiilada beesha caalamka

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay aaladda fogaan aragga ah kulan kula yeeshay Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub.

Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga Galmudug iyo Doorashada.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay taageerada beesha caalamka ee doorashooynka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here