Madaxweyne Deni oo amar dul-dhigay wasaaradda waxbarashada Puntland

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland.

Qoraal kooaban oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu sheegey in dib loo eegayo si loo saxo khaladaadka hadda jira.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa faray Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland,  in la fuliyo amarkan  laga billaabo maanta 13 August 2022 illaa amar danbe.

DHAMMAAD.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here