Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay la-taliyaha arrimaha haweenka

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 73 ee 20-ka Okoober 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Haweenka.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoonteeda iyo waayo-aragnimadeed shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Luul Maxamed Warsame Awad loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Haweenka.

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, Wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA MAAMULKA PUNTLAND.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here