Madaxweyne Siciid Deni oo la kulmay wafdi ka soda QM

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xubno ka mid ah goleyaasha dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo.

QM ayaa marwalbo dadaal xoogan ku bixiso caawinta iyo garab istaaga Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubinta ka ah Dowlada Federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here