Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xafladdiisa qalin jabinta ee Jaamacadda Nabadda

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya Xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda, isla markaana qaadanaya shahaadada sare ee PhD ee cilmiga Nabadda, Maamul wanaagga iyo Horumarinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here