Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Mwai Kibaki oo geeriyooday

0

NAIROBI (SMN) – Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Emilio Mwai Kibaki ayaa maanta ku geeriyooday dalkaasi,isagoo gaaray da’da 90-ka,sida uu xaqiijiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Mwai Kibaki ayaa ahaa Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Kenya,weaxaana Mr,uhuuru uu sheegay in  hoggaamiyahaasi uu ahaa nin  wax badan u soo qabtay dalka iyo dadka.

Uhuuru ayaa yiri  “waxaan madaxweynahaasi ku xasuusan doonaa in uu ahaa waddani u soo adeegay dalkiisa iyo dadkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here