Maxaa sababay dilalka qorsheysan ee ku soo batay magaalada Muqdisho?

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa sii kordhacaya dilalka qorsheysan ee haatan ka dhacaya magaalada Muqdisho, kuwaas oo ku soo aaday, xilli dalka ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

Illaa 5 ruux ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay siyaabo kala duwan loogu dilay xaafadaha Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka Yaaqshiid, Howlwadaag, Dayniile iyo Dharkenley.

Haddaba maxaa sababay dilalka qorsheysan ee ku soo batay magaalada Muqdisho?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here